dinsdag 1 juni 2010

FW: Hambalyo



Subject: Hambalyo
Date: Mon, 31 May 2010 21:36:06 +0200

Anaga oo ah dadaka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan halkaan hambalyo u direynaa Mudane Shuceyb Mohamed Muuse Bookh, oo maanta loo magacaabey
Wasiiru_ dawlaha wasaarada Hawlaha guud iyo guryaynta. Waxaan ilahay uga baryeynaa inuu u fududeeyey xilkaasi cusub ee loo magacaabay, anaga oo hubna inuu yahay Xilkaasi nin ka soo bixi doono.

Waxaanu mar labaad leenahay hambalyo, hambalyo, iyo horumar.

1-Ali Cumar xasan
2- Eng. Maxamed ali Muuse.
3-Maxamed yuusuf Buux.
4-Cabdisaamad Nuux Cute.
5-Axmed Maxamuud Bookh iyo Xaaskiisa
6- Cali Xasan
7- Maxamed Askari
8-Axmed Dhiin-cawl
9-Shiine Cali Muuse.

Maxamed Yuusyf Buux.


Tijd voor een nieuwe telefoon? Bekijk de mogelijkheden van een Windows Phone!

Tijd voor een nieuwe telefoon? Bekijk de mogelijkheden van een Windows Phone!

Geen opmerkingen:

Een reactie posten