woensdag 19 mei 2010

Soo noqo-shada dadkii hore Holland uga qaxay.

Waxaan in dhaweyba si xawli ah dib ugu soo noqonaya wadanka Holland dadweynihii Soomaaliyeed ee hore ugu sii qaxay wadanka INGIRIISKA. Marka aad dadakaasi weydiiso sababta kalifatay dib u soo noqoshadooda, waxay dadku kuu sheegayaan in  shaqo la'aan aad u badani ay ka jirto wadanka INGIRIISKA
iyo weliba noloshii oo aad u adkaatay.


Waxaa kale oo ay intaasi ku darayaan in dhina caruurta ay kala kumeen dhibaato aad u balaadhan oo ay ugu horeeyso, la qabsanwaa xaga luqada ah iyo
weliba dabeecada 2da wadan oo kala gadeisen waa Sida ay sheegeene.

Arrintan soo noqoshaqada dadkan oo aanu wax ka weydiiyey Xafiiska qaxootiga u qabilsan (VLUCHTELING WERK) wadanka Holland ayaa ii sheegey, inay Soomaalidu marka hore
ay iska ahayd dad reer guuraa ah. Sidaas darteed, wax lala yaabo ma ah inay maanta soo noqodaan. Waxaan intaas ku daray inay iska dhaafaan guur-guurka
wadanka la qabsadaan, taasi oo u fiican mustaq-balkooda iyo kan caruutoodaba, sabato ah ayuu yidhi guur-guurka waxa ku luma kaliya wakhtiga, waxayna khal-khalisaa wax-barashada Caruutra.

Waxa uu sarkaal u haday xafiiska qaxootigu intaas ku daray inay ku soo noqodeen wadankoodii labaad, sidaas darteedna gac-mo fururan ay dawlada Holland ku soo dhaweyneyso.

Geen opmerkingen:

Een reactie posten