zondag 23 mei 2010

Ciidamada qaranka oo baabah ka dhigay Cadowgii.

Ciidamada soomaaliland ayaa dabada kaga dhacay,maleeshiyaadkii soomaaliland diidka ahaa ee isku urursanayey meel u dhaw Tuulada widh-widh, waxay gaadhisiiyeen ciidamada qaranku maleeshiyaadkaasi
ama ay ka dhegeen baabah.
'
 Sida ay xaqiijiyeen war naga soo gadhaya Jiida hore ee ciidamada qaranku waxay sheegayaan, in maleeshiyaadkii ay baacsadee, ay qaxaii ku galeen dhinacaa maamulk goboleedka punt land.. isla markaasna
laga dhigay wax la dilay iyo wax baxsadey.

Wixii warar ah ee ka soo cusboonaada kala soco Mareegta Yaldo Online.

Geen opmerkingen:

Een reactie posten