zondag 6 juni 2010

Gabay wadani by Abdiraxmaan Ibraahim Buux.

Gabay wadani ah: Caabuq aan hadhayn iyo....
"Gabaygan dardaaranka ah ee ay ku soohan tahay wadaniyada xalaasha ahi waxa tiriyay, mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Buux, ee daalacasho haboon'''.

- iyo cilad qabiileed. 2.Cudur haygu beerina carruurtayda sugi kara.
3.Cisho weeyi duniduye camal iiga taga wacan,
- ooy ku cibro qaataan cadawgani hareeruhu.
4.Culimadayda diintaay cuqaashayda nabadaay,
- Ciroolahayga taliyoow curdinkayga korayaw,
- Cadradaha haweenkaay yaan codkaagu kugu noqon,
- Ciirsila sideedii qaranimada eegoo qoys haysku raacina.
5.Cududeena xoogoow ciilbaxayga noloshoow.
- ciideena hoy jira oo Curdinkeenan korayee,
- cago adag ku taagnayn ciyaar ciyaar ma gali karo,
- iyo cago juglayn kale.
7.Cawo iyo ayaan dhalad ayaa caynkan heli kara,
- Cesho oo ha sii dayn caadil baaku siiyee.
8.Caqligaan wanaag talin waa curyaamin joogto ah.
- iyo cadawga faraxii.9.Cirku uuma soo da'o ninkii aan caruurtiyo,
- caamaha an dhawrayn ee cadhooda ee taga
10.Cadhadood ku raagtaan waa camalo shaydaan,
- iyo cidlo ku gaarufo.
Waxa gabayga tiriyay, Cabdiraxmaan Ibraahim Buux
Leicester (UK

Source Waayeelnews.
1. Carceerada tartamayoow afka cay ha laga jiro,

Geen opmerkingen:

Een reactie posten