Hargysa,(Qarannews)- Sheekada ugu hadal haynta badan tan iyo shalay ayaa ah, gacan ka hadal madaxtooyada ku dhe maray Chief of Cabinet-ka Siilaanyo Mr Xirsi Ali Haji Xasan iyo mid ka mid ahaa shaqaalahii inbadan ka soo shaqaynaayay madaxtooyada Somaliland ahaana shaqaale dawladeed oo aan ku lug lahayn wax siyaasad iyo xisbi toona.
Dagaalkani oo gaadhay in Xirsi uu qaato mindi dulsaarnayd miis ka mid ah miisaanta dhexyaala madaxtooyada, kadibna kula dhaqaaqay oo ku weeraray Yaasiin Nuur Mooge oo ay is af dhaafeen kadib markii uu Xirsi shaqada ka caydhiyay isaga iyo laba shaqaale oo kale, taasi oo ay ku andaccoodeen in xuquuqdoodii la siiyo madaama oo laga fadhiisiyay shaqadii ay in mudo ah soo hayeen.
maandag 23 augustus 2010
zaterdag 21 augustus 2010
Dhanxiir iyo Itoobiya
Maansha Allaah; Alleylehe duq-xigeenkii Hargeysa iyo golihiisii deegaanku waa kuwaa ka gubtay xeerkii caasimadda ee wakiilladu laaleen; kol hadii uu ku yidhi; ‘Adeerayaal danihiinaad labtop-yo u sidataane maxaad ka uriseen caasimadda, mise Hargeysa weyn baad ka hinaasan tihiin oo dhinaca barigaa saar idiin hayaa.’ Jiciirkan safarka ku khafiifay intaana wuu odhan kari waayey, qolyahan wakiilladuna xeerkaa dib ha u soo abaabulaan si ceebtu uga maydhanto.
Weger; Adeer, Ina Uurcadde waa nin iska ciyaaraya oo hadii lexejeclo caasimadeed hayso wax kale iska daayoo ishaarooyinkii Cawl kumay dul burbuireene, waxaad ka warantaa qoladii Itoobiyaanka ee Hargeysa joogay xagay u caayeen, mise tallow hadalkii Cabdillaahi Shaani ee ahaa Xirsi Caga-baruur waa Al-shabaab ayey rumaysteen oo taaga waabay qaxeen, Amxaarana fulaynimo iyo inay sheeko Huu-haa-da rumaystaan looga taag heli maayo.
zondag 15 augustus 2010
{Addisababa}15-08-10 Jeneral Gabre ayaa la rabaa in loo magacaabayo madaxa Amniga iyo howl-galada ciidamada AMISOM.
Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in la rabo in la Jen. Gabre loo Magacaabo Taliyaha Hawlgelinta iyo Amaanka AMISOM oo ahaa Taliyihii Ciidankii Itoobiya ee hada ka hor soomaliya soo galay.Madaxweyne Melez zenawi ayaa ku riixaya Amisom iyo TFG somaaliya in................

Haatuf-ka Maanta: Tallow nimankan yaa ugu dhaarta inay meeshu tahay Madaxtooyadii Somaliland ee dadk
Haatuf-ka Maanta: Tallow nimankan yaa ugu dhaarta inay meeshu tahay Madaxtooyadii Somaliland ee dadka u dhaxaysay?
Walee nin kastaaba ha iska hadlee ninkii Xirsi Gaab shaqadiisii ka soo bax oo durtaba waakan isku duba riday hawlihii Xafiisyadii Madaxtooyada. Laakiin maxay kuugu taalaa sawtan ninkiiba ay nafta iskugu keeneen Beeshan Haraadan ee hadh iyo habeenba socota iyo Dhuxulaysatadan yaryar ee siddii Xab-xabka ku soo jabay Madaxtooyadii oo mar aad moodayso inaad Yiroobe joogto marna Baarkii Rayaan ee Hargeysa ee ay Baagamuudayaasha Kulmiye kuududi jireen. Tallow nimankan yaa ugu dhaarta inay meeshu tahay Madaxtooyadii Somaliland ee dadka u dhaxaysay?
Source: Wargeyska Haatuf

zondag 8 augustus 2010
Itoobiya oo la sheegay in ay shuruud adag ku xirtay wada shaqeyn buuxda oo ay la yeelato maamulka Cusub ee Somaliland uguna baaqday.
Dawladda Itoobiya ayaa markii u horaysay ka hadashay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud iyo caqabado ay sheegtay inay horyaalaan.
Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa warbixin ay toddobaad kasta mar soo saarto waxay habeen hore ku soo qaadatay xil wareejintii Somaliland ka dhacday ee uu talada maamulkaasi kula wareegay Axmed Maxamed Maxamud {Siilaanyo} oo ku guuleystay doorashadii dhacday bishii June 26-keeda.
Dowladda Itoobiya waxay ka hadashay talaabooyinka ay tahay in maamulka cusub ee Somaliland uu ka qaado la dagaalanka waxa ay ugu yeertay argagixisada si ay ugu guuleysato kalsoonida dowladaha deriska la ah.

dinsdag 3 augustus 2010
Madaxweyne Siilaanyo oo la filaayo inuu xilkii Gudoomiyanimo ku wareejiyo Muuse Biixi
Hargeysa(Waaheen)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dhowaan la filayaa dhowaan inuu ku wareejiyo Guddoomiyenimada Xisbiga ku-xigeenkiisii Muuse Biixi Cabdi, sida uu dhigayo Xeerka Xisbiga tallada dalka ku guulaystay ee Kulmiye oo wax laga bedelay Shirweynihii Xisbiga ee ugu dambeeyay.
Arrintaasi oo looga gl-leeyahay in lagu kala saaro Xisbiga iyo Xukuumada sidii Xisbiga UDUB oo dhaawac ku keentay hawlihii Xisbigii talada hore u hayay, waxaanay Xisbiga Kulmiye kaga gaashaamanayaan inuu dhaawac la mid kii UDUB uu soo gaadho.

Wasiirka Cusub Ee Maaliyada Oo Balan Qaaday In Jaadka Ka Soo Gala Ethiopia Loogu Bedeli Doono Milixda Iyo Kalluunka Somaliland
Hargeysa, August 2, 2010 (Haatuf)- Wasiirka Cusub ee wasaarada Maaliyada, Eng.MaxamedXaashi Cilmi ayaa sheegay inay dawlada Ethiopia kala hadli doonaan siddii ka ganacsiga Jaadka Somaliland looga soo waarido dhanka Ethiopia taas bedelkeeda milixda iyo kalluunka siddii Somaliland ay Ethiopia ugu iib geyn lahayd.
Abonneren op:
Posts (Atom)