Silanayo oo magaacabay golihiisii wasiiradda ee Xukuumaddiisa cusub
woensdag 28 juli 2010
dinsdag 27 juli 2010
Degmada Cusub ee Arabsiyo oo ka Hoos Baxday Gacanta Maamulka Maayarka Gabiley
“Gaadhi ma raaco, ummaddaydana gaadhi la’aan ayaan ugu shaqaynayaa” Maayirka Degmada Cusub ee Arabsiyo
Arabsiyo (Jam)- Degmada cusub ee Arabsiyo, ayaa markii ugu horreysay toddobaadkan si rasmi ah uga madaxbannaanaatay gacanta maamulka maayirka Gabiley oo ay hore ugu hoos jirtay.
Magaalada Arabsiyo oo degmanimada qaadatay lix cisho ka hor maalintii codbixinta doorashada madaxtooyada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 26-kii June 2010, waxay ka mid tahay degmooyinkii ugu danbeeyey ee xukuumadda madaxweyne Rayaale ee maanta talada dalka wareejinaysaa ku soo khatintay barnaamij baaxad leh oo ay labadii sannadood ee u dambeeyey ku magacowday nus-darsin gobollo ah iyo boqollaal degmo oo cusub.
Badhasaabka Gobolka Gabiley Mr. Maxamed Axmed X.Cabdi (Xabiib), ayaa maalintii Axaddii si rasmi ah masuuliyada maamulka Arabsiyo ugu wareejiyey duqa degmada Gabiley Md. Aadan Muxumed Bade, isla markaana xilka ugu tiriyey maayarka degmada cusub ee Arabsiyo Mr.Sitiin Ibraahim Nadiif.

maandag 26 juli 2010
Dagaalo Culus Oo Ka Dhex Qarxay Cidanka Puntland Iyo Al-Shabab
Bosaaso,(QRN)-Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaad ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso.

zaterdag 24 juli 2010
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda Adduunka oo Maanta Gaadhaysa Go’aan Jidaynaya Madaxbannaanida Dalal Somaliland ka mid Tahay
“Fikirkayga, maxkamaddu waxay beddeli doontaa qaabka aynu ula dhaqano kuwa gooni-isu-taagaya mustaqbalka, taasina waxay furaysaa in dalal cusubi soo baxaan” Mr. James
Hague (Jam)- Maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo (ICJ), ayaa la filayaa in ay go’aan rasmi ah Khamiista maanta ka gaadho dacwad xasaasi ah oo jidaynaya sharciyadda xaqa qarannimada dalalka aan la aqoonsan ee raadinaya madaxbannaanida oo Somaliland ku jirto.
Go’aanka maxkamadda ICJ maanta ka soo saarayso qaddiyadda madaxbannaanida dalalka aan la aqoonsan, waxa uu ka dambeeyey dacwad ku saabsan sharcinimada go’aankii Jamhuuriyadda Kosovo ee aan sida buuxda loo aqoonsan ku gaadhay inay ka go’day dalka Serbia sannadkii 2008.

donderdag 22 juli 2010
Duuliyeyaashii Shisheeye iyo Kuwii Somalida ee ka Qayb Qaatay Duqayntii Cirka ee Somaliland
Taariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna wuu haybiyaa......Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil wadareedka lagu bartilmaamaysto Isir iyo Qoomiyad gaara oo aan waxba galabsan. sida caadiga ah wax kasta oo la qariyaa ma qarsoomaan, wakhti kasta ha qaadatee wax badan ayaa la ogaadaa marka muddo ka soo wareegto. Waxa jira Hadal Murtiyeed uu yidhi abwaan Abdi-Gahayr oo iminka lagu maahmaaho, kaas oo ah*Cuqub halkii lagu galay ayey Caw Ku hurudaa* Dulucda Murtidu xambaarsantahay ayaa ah Danbi kasta halkii lagu galay ayaa laga Ogyey, cid kasta oo gashayna waa la ogyey ama waa la ogaan-doonaa. Waxa aan xasuutaa muddo iminka ku dhaw labo sano ayaa xaflad soo dhaweyn ah lagu qabtay Xarunta Golaha Wakiilada Somaliland, Xafladaa ayaa lagu maamuusay oo lagu soo dhaweeye Duuliye Soomaaliyeed oo diiday in duqeeyo Hargeysa iyo Hareeraheeda oo markaas ay wadhnaayeen Shacab diifaysan oo ka sii qaxaayey dagaalkii ka socda Magaalada. Duuliyaha ayaa hubkii uu dayaarada ku siday ku daadiyey Badda, Dayaaradiina fadhiisiyey Jabuuti. Duuliyahaa Soo dhaweynta iyo Xafladaha ay taariikhdu ku xustay, waxa ka dhaw oo iyana ay taariikhdu maanta xusaysaa Duuliyeyaashii Soomaaliyeed iyo kuwii Shisheeye ee sida Axmaqnimada ah ugu garaacay Bambooyinka iyo hubka culus Maatadii iyo Caruurtii qaxaysay, kuwaas oo Magacyadoodii iyo meelaha ay dhalasho ahaan ka soo jeedeen aan ku bayaamindoono Qoraalkan badhtankiisa iyo Gabogabadiisa-ba.

dinsdag 20 juli 2010
maandag 19 juli 2010
Waxa waajib ah inaynu aqoonsano inaanay weligeed Somalia mar dambe midoobi karayn
Jul 19, 2010 at 10:07 AM
Warbixin - Aqoonyahano Maraykan ahWashington,(Qaran News)- Aqoonyahano Ameerikaan ah oo dhawaanahanba ka faaloonayay xaaladdaha Soomaaliya, ayaa afkaaro kala duwan u soo jeedinaya dawladooda iyo caalamkaba, isla markaana maqaal cinwaan looga dhigay ‘Maxaynu Somalia ka qaban karnaa’ oo lagu faafiyay shabkad Interet-ka ay ku leeyihiin, ayaa si adag ay talo ahaan ugu soo bandhigeen inaanu xalka Soaomaaliya ahayn ciidamo la geeyo, balse uu yahay in la aqoonsado Somaliland.

zaterdag 17 juli 2010
July 17, 2010 Madaxweyne Siilaanyo iyo John Marshal oo manta kulan ku yeeshay Hotelka Maan-soor ee Hargysa
Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha cusub ee la doortay ee dhawaan xilka la wareegaya Axmed Siilaanyo ayaa manta kulan kula yeeshay Hotelka Maan-soor ee Hargeysa Safiir ku xigeenka Dalka Ingiriiska u fadhiya Addis-ababa John Marshal
Kulanka labada masuul ilaa hada wax war ah lagama soo saarin balse warar ku dhaw dhaw kulankaasi ayaa sheegay inay qayb ka ahayd wadahadalkooda xil-wareejinta la filayo 27 ka bisha july inay Qasriga Madaxtooyada ka dhacdo iyo arrimo kale oo la xidhiidha xaalada Amni ee Mandaqada iyadoo maalin ka hor uun ay Siilaanyo kulan ku wada yeesheen Gurigiisa Saraakiil ka socotay Sirdoonka Dalka Ingiriiska
Safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Safaarada Addis-ababa ayaa la filayaa inuu beri la kulmo Madaxweynaha hada talada sii hay ee xilka Wareejinaya ka hor intaanu Dalka ka ambabixin si dhiniciisana ay uga wada hadlaan dhamaystirka kala wareejinta xilka

donderdag 15 juli 2010
Waxa la sheegayaa Boqolaal dad ah oo ka imanaya Somalia kuna soo socda Hargeysa iyagoo sita Calankii Buluuga ahaa ee Somaliland lagu Gumaaday. Dadkan oo ku marmarsoonaya ka qayb galka Xaflad gaar ah oo lagu sharfayo mahadnaqna loogu jeedinayo shakhsiyaad tiradoodu gaadhayso ilaa Laba kun oo Qof oo ka mid ah taageerayaashii xisbiga Kulmiye iyo marti sharaf kale, waxaanay iska dhaadhiciyeen oo ay filayaan inay dadka reer Somaliland ku Beerla-xawsan karaan Hargeysa oo Soomaali oo dhan Caasimad looga dhigo, kutalagalka sheekada ay ku imanayaana waxa weeyi Soomaali-Qaldaanka haddii farxada aynu u raacino oo aynu ku nidhaa idinkaa Soomaali u talinaya wax yar oo baroordiiqana maqashiino, Source HAATUF |
woensdag 14 juli 2010
Caravans in het water door noodweer: een dode
(Novum) - Door het noodweer is woensdagavond op een camping in het Gelderse Vethuizen een persoon om het leven gekomen. Acht mensen raakten gewond, waarvan vier ernstig, toen tien caravans in en over de Kemperplas werden geblazen. Een onbekend aantal mensen liep lichte verwondingen op, meldt de politie.
Het noodweer raasde rond 18.30 uur over de minicamping Kempersplas aan de Hoge Veldweg. Enkele caravans waaiden over de plas, anderen kwamen in het water terecht. Het is onduidelijk of mensen in de caravans zaten toen ze weggeblazen werden. De identiteit van de dode is niet bekend.
De hulpdiensten zijn uitgerukt, maar konden aanvankelijk moeilijk ter plaatse komen omdat omgewaaide bomen op de weg lagen. Ook was een hoogspanningsmast omgewaaid.
De gemeente Montferland heeft de overige campinggasten opgevangen. Om 23.00 uur waren er geen mensen meer vermist. Er is een crisisteam ingericht.
dinsdag 13 juli 2010
Nalson mandela iyo Goobka aduunka
Somaliland: 2010-Ka iyo koobka aduunka ee lagu qabtay Koonfur-Afrika oo uu dalka Isbaanishku hal gool kaga badiyay dalka Holland, kuna qaaday Koobkii aduunka ee 2010-ka.
Guusha Nelson Mandela u soo hooyay dalkiisa waxa ugu danbaysay Koobka kubada cagta ee aduunka, oo uu loolan u galay sidii loogu qaban lahaa dalkiisa. Taasoo suurtagal u noqotay. Kana dhigtay markii u horaysay ee qaarada Afrika lagu qabto koobka kubada cagta ee aduunka! Waxa tartan adag ka dib koobka dahabka ah ee kubada cagta maanta qaaday dalka la yidhaa Isbaanishka
Source WAAYEELNEWS.

maandag 12 juli 2010
Faallo: Dacwad Madaniya Oo Lagu Soo Oogay Eedaysane Cabdi Xoosh Xashiish
Faallo: Dacwad Madaniya Oo Lagu Soo Oogay Eedaysane Cabdi Xoosh. |
Faallo(OWN)- Dacwadan maanta ka socota Maxkamaddan waxay udhaxaysaa Cabdi Xoosh, iyo Ururada Hooyooyinka afka Soomaaliga kuhadla, Iyo Ururka Dalada Xayawaanka Duurjoogta ah iyo Dadla joogta. Maxkamaddani waxay salka kuhaysaa eedaysane Cabdi Xoosh, xashiish, oo aflagaado ugaystay hooyooyinka afka Soomaaliga ku hadla. Khaasatan kuwa Somaliland .Eedaysane, Cabdi Xashiish, Dacwoode, AY, DAMEER, DOOFAAR, WARAABE, Dhagaystayaal, ururada haweenka, markhaati Cabdiqaadir Nadaaro oo ahaa fududeeyaha caydan, oo Maxkamadu ka codsatay in uu sheego wuxuu maqlayay ama arkayay. Gudoomiyaga Maxkamadda dacwadan qaadayaaa waa Dhidar oo ka mid ah duur joogta wax baratay. |
zondag 11 juli 2010
Beesha Deegaanka Koonfurta Gabiley oo Hamblayo iyo Baaq Culus u Diray Madaxweynaha la Doortay iyo Ku-xigeenkiisa
Beesha Deegaanka Koonfurta Gabiley oo Hamblayo iyo Baaq Culus u Diray Madaxweynaha la Doortay iyo Ku-xigeenkiisa Hargeysa (Jam)- Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Xaad Cali [Jibriil Abokor], ayaa hambalyo iyo baaq culus u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka cusuee la doortay. Xafladan shalay ka dhacday hudheelka Xaraf ee magaalada Hargeysa oo ay iskugu yimaadeen cuqaasha, duqayda, waxgaradka, aqoonyahanada, culimada, ganacsatada, siyaasiyiinta, qurbo jooga iyo ardayda Jaamacadaha beesha reer Xaad Cali ee Jibriil Abokor ee ku dhaqan koonfurta Gobolka Gabiley, waxaa ay hambalyo u soo jeediyeen Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo madaxwayne-ku-xigeenka Md. Cabdiraxmaan Saylici guushii ay ka hantiyeen tartankii doorashada madaxtooyada ee 26 June dalka ka qabsoontay. Waxaa kale oo ay u soo jeediyeen madaxweynaha iyo madaxweyne-ku-xigeenka la doortay inay dalka ka hirgeilyaan isbeddel mugle oo ka turjumaya ujeedadii ay bulshadu u taageertay, codkoodana u siiyeen tartankii doorashada, xukuumadaa oo ay sheegeen inay noqoto mid tiro ahaan koobaan, balse ay tayadeeda waxqabad baahsan tahay, taasi oo dalka iyo dadka u horseeda horumar iyo isbeddel la mahadiyo. Ugu horayn waxaa hadalo kooban ka soo jeediyay oday Yuusuf Cumar (Magubte) iyo Caaqil Yuusuf Aw Muxumed Aw Rabaax, kuwaasi oo madaxweynaha cusub, ku-xigeenkiisa, Komishanka iyo dadweynaha reer Somaliland ku hambalyeeyey guushii ka dhalatay doorashadii madaxtooyada ee sida xasiloonida ah uga qabsoontay Somaliland, iyaga oo xusay in xukuumada cusub looga fadhiyo fulinta balanqaadyadii quruxda badnaa iyo isbeddel muuqda oo wax badan u tara ummadda Somaliland. Waxa kale oo iyaguna munaasibadaa hadalo ka jeediyey Cabdiraxmaan Ibraahim Cumar, Muj. Xasan Yuusuf Warmahaye iyo Muj. Aadan Maal oo magac iyo taariikh muuqata ku leh sooyaalka halgankii dib u xoraynta Somaliland, waxaana nuxurka hadalkoodu salka ku hayay in ujeedada halganka naf iyo maal loo huray ahaa mid ay bulshadu ku doonaysay inay helaan isbeddel iyo waxqabad muuqda oo ummadda u horseeda horumar, iyaga oo xukuumada cusub ugu baaqay inay iska ilaaliso intay hebel xil ka qaado, loo cumaamado mid kale oo ka sii liita. Waxaa kale oo iyaguna xafladaasi ka hadlay cuqaasha kala ah Caaqil Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cali iyo Caaqil Xaaji Maxamed Aw Yusuuf Cumar, ugu dambaytiina waxaa halkaa hadal mahadnaq iskugu jira ka soo jeediyay Xaaji Ibraahin Suufi Jibriil oo ka tirsan qurba-jooga beesha Xaad Cali. |
zaterdag 10 juli 2010
July 10, 2010 Madaxweyne Siilaanyo oo guddida Talo bixinta Xukuumadiisa ka codsaday wax-qabadka Xukuumadiisa sida look ala horeysiin
Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku qancay talooyinka ay u soo jeediyeen Guddidii dhawaan uu magacaabay ayaa manta qoraal uu u soo diray uga mahadnaqay Talooyinka ay u soo jeediyeen waxaanu mar kale ka codsaday inay kala taliyaan sida loo kala horeysiinayo waxqabadka Xukuumada boqolka cisho ee u horeysa iyo ilaa lixda bilood isagoo u iftiimiyay inuu u baahan yahay in talo laga geysto waxyaabaha ugu muhiimsan ee wax ka qabadka u baahan Waxaana qoraalkaas oo maant laga hor akhriyay xubnaha guddidu uu u dhignaa sedan:-
Ku: Guddoomiyaha Guddida Talo bixinta Xukuumadda cusub
Ku: Guddoomiyaha Guddida Talo bixinta Xukuumadda cusub
vrijdag 9 juli 2010
Maxima Viert feest in kleedkamer Oranje.
Máxima viert feest in kleedkamer Oranje
7-7-10 11:03Prinselijk paar feliciteert spelers na overwinning op Uruguay
Pins Willem-Alexander(43) en prinses Máxima (39) verrasten dinsdagavond de Oranjespelers, door hen in de kleedkamer te komen feliciteren
© PETER SMULDERS
Na hun geweldige overwinning op Uruguay in de halve finale van het WK voetbal, werd Oranje ook nog eens blij verrast door een bezoek van prins Willem-Alexander (43) en prinses Máxima (39) in hun kleedkamer. De prinses wilde de jongens van Oranje persoonlijk feliciteren met hun overwinning. Alle spelers waren dolenthousiast en wilden allen op de foto met de Máxima.

Paul is veilig Video OCtopus Paul hoeft na zijn Voorspelling niet te vrezen
Paul is veiligVIDEO Octopus Paul hoeft na zijn voorspelling niet te vrezen voor zijn leven. Volgens zijn verzorgers kan hij veilig in Duitsland blijven. Zie video.
Gio vertikt dopingcontrole
Gio vertikt dopingcontroleAanvoerder Giovanni van Bronckhorst weigert om na de finale van zondag een dopingcontrole te onder
Wanneer de dopingcontroleur het opnieuw op Van Bronckhorst gemunt heeft, dan heeft hij pech. "Dan ga ik niet naar de dopingcontrole. Het is toch mijn laatste wedstrijd. Na Uruguay kwam ik het veld af en werd gelijk afgezonderd. Dat was jammer, omdat ik een groot deel van het feest miste. Ik ben een uur en een kwartier weg geweest, maar gelukkig kreeg ik wel toestemming om naar de kleedkamer te gaan toen prins Willem-Alexander en prinses Máxima er waren."
Verder vindt de international in tegenstelling tot anderen dat het een groot voordeel is dat het toernooi ver van huis is. "Het verschil met de andere grote toernooien, zoals het EK in Portugal (2004), WK in Duitsland (2006) en EK in Oostenrijk en Zwitserland (2008) is, dat we nu niet alle tv-

Ethiopa ha a person who lobby in the US
Ethiopia has "a person who lobby in the US", for african prject. Ethiopian government pays that single lobby $50,000 dollar a month to lobby for african project toward them. Last year alone Ethiopia $480 million dollar, that come with of lobbying for them. I am sure this year they will receive more money from United States through lobbying inside the U.S.
They are looking over 2.7 billion dollar this years aid, because they will claim they are going to eradicate islamist in Somalia. This is Business for them.For the Somalis is a disaster and on going weak leadership who by the way is the whistleblowers for this project to happen.

dinsdag 6 juli 2010
Warbixin si Qoto-dheer u Lafagurtay Casharada Dunidu Kaga Dayan Karto Guulaha Somaliland ka Gaadhay Xallinta Khilaafaadka iyo Dhisida Na bada
Warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo lagu faafiyey bogga Jaamacad Qaramada Midoobay ku leedahay dalka Costa Rica ee Koonfurta Qaarada Ameerica
Hargeysa (Jam)- Warbixin lagu baahiyey bogga Jaamacad Qaramada Midoobay maamusho oo la yidhaahdo Jaamacada Nabada (University of peace), ayaa si qoto dheer loogu faahfaahiyey qodobada aasaaska u noqday nabada iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee ka hanaqaaday Somaliland iyo casharada la xidhiidha dhinaca nabaynta iyo xallinta khilaafaadka ee beesha caalamku kaga dayan karto.
Waxa warbinta lagu falanqeeyey sida Somaliland uga bogsatay colaadihii iyo nacaybkii cadawtinimada ku salaysnaa ee dawladii Siyaad Barre ku abuurtay beelaha kala duwan ee ku dhaqan dalka, nabadayntaasi oo ay ka shaqeeyeen madaxdhaqameedyada, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Somaliland, iyaga oo habayaraatee aan helin gacan shisheeye ama ergo dhexdhexaadineed oo ajaanib ahi soo faragelin, kuwaasi oo adeegsaday hannaan khilaaf-xalineed oo gunta hoose laga soo bilaabay, ilaa la soo gaadhsiiyey heer qaran.

Hargeysa oo dad xildoon ah la ciiraysa iyo Maxadeynaha 17 Wasaaradood la hor dhigay.
Waxa kale oo socda Shirar Doceedyo Beeluhu Saami kaga doonayaan Xukuumadda Cusub
Hargeysa Magaalada Hargeysa ayaa maalmahan la ceeryoonsan Dad xilal doona ah oo ka kala yimid Gobolada Dalka kuwaas oo Hunguraynaya inay ka helaan Xilal Xukuumadda Cusub ee uu soo dhisayo Madaxwaynaha la doortay Mudane Siilaanyo.Dadkan oo buux dhaafiyay Hudheelada iyo Goobaha lagu kulmo ee Magaalada waxay isugu jiraan Xubno ka tirsan Xisbiga oo ah Dadkii ololahii Xisibiga ku soo hawlanaa mudadii lagu jiray Ololahii Doorashada, kuwaas oo filaya inaanay ka qadayn Xilalka cusub madaama ay tacab badan soo galiyeen Xisbiga.

maandag 5 juli 2010
Madxweynihii ore ee Somaliland iyo Madaxweynaha Cusub oo kulmay
Hargeysa(Waaheen)Madaxweynihii hore ee Somaliland ee Xilka wareejinaya iyo Madaxweynaha cusub ee la doortay ee xilka la wareegaya ayaa maanta kulan al-baabadu u xidhnaayeen oo ay ku kaliyaysteen ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada ee Hargeysa
Kulankan ayaa la sheegay inuu qaatay muddo saacado ah, lamana sheegin wax war ah oo ka soo baxay hase yeeshee warar aanu ka helnay ilo ku dhawdhaw Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay inay labada hogaamiye ka wada hadleen xaalada guud ee dalka iyo duruufaha ka jira gaar ahaana waxa la sheegay Madaxweyne Rayaale inuu si gaar ah ugu xaal waramay Madaxweynaha cusub ee talada kala wareegaya taasoo uu ku hoga-tusaaleeyay mudadii uu xilka soo hayay wanaag iyo dhibaato wixii uu kala kulmay hogaaminta talada isagoo ku adkeeyay sidii dhibaatoouinka jira uu uga gudbi lahaa
zaterdag 3 juli 2010
Shakhsi ahaan guushii Axmed Siilaanyo waan ku farxay ee kama nixin
“Shakhsi Ahaan Guushiisa Axmed Siillaanyo Waan Ku Farxay Ee Kamaan Nixin” Mujaahid Cali Guray. Hargeysa July 3, 2010 - Anigoo ka duulaya Mawqifka aan Mar Walba Taagnaa ee ahaa (Doorasho Waa Xal, Doorasho la’aani na Waa Xal la’aan) Waxaan Marka ugu horeysa shacbiga Reer Somaliland oo dhan ku Hambalyeynayaa Sidii Sharafta laheyd ee Nabadgelyada laheyd ee ay Codkooda u dhiibteen,iyaga oo Marka Koowaad Gudanaya Waajibaadka Qaran Marka labaadna ku Naaloonaya Xuquuqda Dastuuriga ah ee ay leeyihiin Muwaadiniin ahaan. Marka labaad Waxaan Hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortey Mudane:Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo Ku Xigeenkiisa C/raxmaan Saylici oo aan leeyahay Garabkiina ilaahey ha galo Xilka aad Qaadeena illaahey ha idinku asturo . |
vrijdag 2 juli 2010
Dawladda Itoobiya oo dadweynaha Reer Somaliland ku hambalyeysey sida nabadgelyada leh ee doorasahdii madaxtooyadu u dhacday
July 3, 2010 Dawladda Itoobiya oo dadweynaha Reer Somaliland ku hambalyaysay sida nabadgelyada leh ee ay Doorashadii Madaxtooyada u qabsadeen
Hargeysa(Waaheen)Qoraal dublamaasiyadeed oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibeda ee Dalka Itoobiya ayaa sheegay in Dawladda Itoobiya ku Hambalyaynayso Dadweynaha reer Somaliland guushii ay ka gaadheen Doorashadii madaxtooyada ee sida nabadgelyada ah ugu dhacday
donderdag 1 juli 2010
KHudbadii ugu horeysey Madaxweynaha Soomaaliland.
Hargeysa (Oodweynenews)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland ee goorta dhawayd lagu dhawaaqay Md. Axmed Maxamed Maxamed [Siilaanyo], ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyey umadda reer Somaliland meel ay joogaanba, Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Xisbiyada Qaranka iyo dawlada Ethiopia.
sidan-na waxa uu ku sheegay war-saxaafadeed uu ka soo saaray magaalada Hargeysa, kaas oo uu ku bilaabay sidan, "Walaalayaal :As salaamu calykum wa raxmatu laahi wa barakaatu.
Guusha Somaliland u soo hoyatay yaan la seejin
Somaliland waxa markii labaad intii Xornimadeedii iyo Dawladnimadeedii ay dib ula soo noqotay ka dhacday doorasho loogu tartamayey madaxtinimada dalka. Doorashadaas oo in badan la sugayey waxay ku dhammaatay Illaahay baa Mahad lehe, nabadgelyo caalamku u bogay. Sumcaddii Somalilandna mar labaad bay dib u soo nolaatay.
Dhamaystirka doorashada oo ku xidhan in guushu saddexdii murashax mid kood raacdo, iyada oo labada kalena si xarago leh ugu haneeyaan, waxay caalamka iyo jaarkaba tusi doontaa inay Somaliland bislaatay siyaasad ahaanna kortay, korna u dhaaftay dalalka aduunka intooda badan. Guushaa Somaliland u soo hoyatay yaan la seejin. Sidaa daraadeed waxa inagu haboon dhammaanteen kii raacsanaa iyo kii ka soo horjeedayba GUUSHU mudanahay raacday inaynu sida ugu dhakhsaha badan ugu haneyno oo ugu hambalyeyno.
Abonneren op:
Posts (Atom)